Make your own free website on Tripod.com
Home
Arraweelo
Somali Crisis in Canada
Arraweelo

Somali News
somalinews1.jpg

Somali Services

Somali Services

Ra'salwasaare Cali Maxamed Geedi & Cali Mahdi oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho

Roobab soconayey 16 saacadood oo joojiyey isu socodkii magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso

Maleeshiyooyin taabacsan madaxweynaha maamul goboleedka Midland C/kariin Laqanyo oo ay tababar u furtay dowladda Itoobiya

Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare oo xaruntiisa dayniile kulan fool ka fool ah kula leh Safiirka Kenya u qabilsan Soomaliya iyo kan Jabuuti

Sifir, Suudi, Qanyare, Bootaan Ciise iyo Caato oo shalay ka baaqsaday soo dhaweyntii Prof. Geeddi

Business Attraction in Puntland, Somalia

Xaabsade oo ku eedeeyay wasiirada ku sugan Xudur in hub iyo saanad Militari ay ka soo qaateen dowladda Itoobiya si dagaal ay ugu soo qaadaan Baydhabo

Koox dabley ah oo gaari Xamuul ah ku gubtey inta u dhaxeysa degaanada Shilaaabo iyo Qabridahar

Roobab dad iyo duunyo dilay oo ka da’ay degaano ka tirsan degmada Buuhoodle


April 23, 2005

Saraakiil ciidan oo loo magacaabay in ay wax ka qabtaan amaandarada ka jirta magalada Muqdisho(Magacyada Sarakiisha)

Odayaal ay isku heyb yihiin Cumar Filish iyo Muuse Suudi oo ka fiirsanaya sidii ay isku soo hor fariisin lahaayeen wasiirada Ganacsiga iyo Diinta DFKMG

Maleeshiyada Xaabsade oo howl galo dhinaca ammaanka ah ka fuliyey Baydhabo iyo nawaaxigeeda

Waa maxay u jeedada qarsoon ee xildhibaanda looga doonaya in ay ansixiyaan Go´´aankii wasiirada arimaha dibada ee Igad 19 Marsa 2005 ( Meles Zanaawi oo sheegay in ciidanka Itoobiya ay soogalayaan Soomaliya )

Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla Anigu waxaan la yaabanahay madaxweynaha yaa sharciga kala taliya, sharcigii lagu doortay haddii uu dhinac maro maxaad u maleyneysaa dadka aan haysan masuuliyada uu haysto(Shir Jaraaid)

Prof. Geeddii oo maanta la kulmay saraakiil kala duwan oo ka tirsan Qaramada Midoobey

Suxufiyiin lagu qabqabtay magaalada Garoowe

Gaadiidka ka shaqeeya gudaha magaalada Laas Caanood oo shaqo joojin ku dhaqaaqay

Hoggaamiye kooxeedka Maxamed Dheere oo guulo ka soo hoyey safarkiisii magaalada Muqdisho


April 6, 2005

Booliska magaalada Galkacyo oo xareystay inta badan gaadiidkii Blka ee ka shaqeyn jirey magaaladaasi

Xildhibaan C/laahi Black oo nasiib darro ku tilmaamay dagaalo mar kale ka dhaca gobolka Baay

Sidee bey u arkaan Maleeshiyooyinka Muqdisho dhaqan celinta loo sameynaayo

Jen. Galaal oo shaaca ka qaaday in ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ay la shaqeyn doonaan dowladda federaalka, dowladdana ay ka sugayaan

Beesha Liisaan oo maanta isa soo hor fariisinaysa Kiish-buur iyo Xaabsade

Maxamed dheere oo ka shaqeeyay in ra’iisul wasaare Geedi uu aqoonsado maamulka Midland

Wargeyska Kaaha Bari iyo Waxyaalihii uu ka qoray Soomaaliya Asbuucan


April 6, 2005

Ku dhowaad 130 xildhibaan oo maanta shir jaraa´´id ku qabtay magalada Nairobi kuwaas oo ku tageeray mooqifkii barlamaanka ku diiday ciidamo ka socda safka hore

Maamulka Riyaale oo sheegay in ay mamnuuc tahay in Hargeysa ay ka hadasho idaacad aan taageersaneyn maamulkooda

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhac Ayaa Maanta Meel Fagaare Ah Kala Hadlay Dadweynaha Laascaanood

Wargeyska Kaaha Bari Iyo Asbuucii la soo dhaafay

La taliyaha Madaxweynaha DGPL ayaa Maanta Xabsiga loo taxaabay

Hay’adaha caalamiga ah & Waxbarashada Puntland ee 2-da sano soo socota

Odayaasha Digil iyo Mirfle oo gobolka Baay ka bilaabay wada hadallo nabadeed

Madaxweynaha Puntland & Wafdi ay ka mid yihiin Madax UN-ka oo beri booqan doona Xaafun

6 Nin oo Soomaali ah oo maanta Surka lagaga Jarey Wadanka Sacuudiga


April 3, 2005

Kala shakin laba Maleysiya oo keenay dhimasho iyo dhaawa magalada Muqdisho

Deeq bixiyaasha shirka Soomalida oo fasaxi doona intabada xildhibaanada uguuri doona magaalada Muqdisho hadii madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf soo gaariwaya Kenya waxii ka horeya

Abaabul dagaal oo laga dareemayo Baydhabo & Xudur

Midowga Afrika oo dhaqaalihii ku bixi lahaa howlgalada Soomaaliya soo qaban la

Ciidamo Itoobiyaan oo Kaabiga u soo degay Degmada Buuhoodle

Kismaayo: Maleeshiyaad Ka Gadooday Isbaheysiga Dooxada Jubba


April 2, 2005

Xubnihii dowladda ee Muqdisho ku sugnaa oo booqday Xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland ayaa saaka dhagax dhigay dhisme cusub garoonka diyaaradaha Boosaaso

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta Laascaanood gaaray

Ganacsatada Somalida ee ku nool dalka Kenya oo bixinaya qarashka ku baxaya xildhibaanada ku soo wajahan berri magaalada Muqdisho iyo kuwa kale ee imaanya

Maamulka gobolka Baandir oo wax laga xumaado ku tilmaamay eedihii ka soo yeeray qaar ka mid ah labada gole ee DFKMG

Maleeshiyooyinkii kal hore ku diriray degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo la doonayo in beri la kala qaado

Hawlaha Canshuur Qaadista Gaadiidka oo ka bilowdey Magaalada Boosaaso

Maraakiib jiriifley ah oo bilaabay in ay ka kalluumaystaan meel u muuqata Boosaaso

Qaar ka mid ah ciidamada Isbahaysiga Dooxada Jubba oo gadoodey


March 26, 2005

Xildhibaano u gogol xaaraya imaatinka xubno gaaraya 183 oo isugu jira xukuumadda & baarlamaanka oo berri Muqdisho ku soo fool leh(Muqdisho oo isu diyaarineysa soo dhoweyn ballaaran)

Maleeshiyooyin ka soo horjeeda in dowladda federaalka ay farriisin ka dhigato Baydhabo & kuwa taageersan oo uu iska horimaad ku dhexmaray Baydhabo

Dagaal aad u culus oo ka socda magalada Baydhabo

Dowlada Fedederaalka Somalia oo soo dhaweysay ciidama ka socda carabta oo Somalia ka howlagala

Dowlada Federaalka Somalia oo codsatay in laga qafiifiyo deymaha lagu leeyahay somalia

Xaaladda beeraleyda yar yar ee degmada Afgooye oo laga deyrinayo

Wargeyska Kaaha Bari iyo Isbuucaan iyo warar kale oo xiiso leh


March 24, 2005

Ururka J/carabta oo ku gacan seyray ciidamo carbeed oo loo soo diro Soomaaliya

Dowladda FKMG oo la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee dalka ay dib ugu soo laabaneyso

Maxamed Dheere oo digniin u jeediyay kooxaha diidan in dowladu ay dagto Jowhar iyo Baydhaba


March 22, 2005

Gobolada laga kala tageersanyahay mooqifyada Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Sheikh Adan

Wasiiraddii shalay isaga baxay shirkii lagu go’aamiyey in dowladdu u kala guurto Baydhabo & Jowhar oo shir albaabadu u xiran yihiin la leh IPF-ta

Ciidamada Itoobiya oo boob iyo dhac ka bilaabay Degmada Yucu ee Gobolka Doollo

Dagaal ka dhacay nawaaxiga degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Midowga Afrika oo sheegay in DFKMG ay soo wajahday mushkilad burburin kareysa


March 21, 2005

Ra’isulwasaare Geedi oo go’aansaday in labada gole ee dowaladu ay kala degayaan magaalada Baydhabo iyo Jowhar, iyo wasiiro ka soo horjeestay arintaasi

Kenya oo wali ku adkeysaneysa in ay sharci tahay xarigii loo geystay wasiirka Ganacsiga iyo Xildhibaanada Kale

Sarakiil Katirsan Milatariga Dalka Sudan oo Fadhi ku Leh Magaalada Khartoum aydoo loga hadlayo sidii ay Ciidamo ay ugu diri lahaayeen Soomaaliya

Golaha wasiirada DFKMG oo isku mari la meesha ay u ruqsaneyso dowlada


March 20, 2005

Maxamed Qanyare oo Damiin ku sii daayay Muuse Suudi iyo 2 Xildhibaan kale

Waqti cayiman oo loo qabtay xilliga ay Muqdisho soo gaarayaan xildhibaano tiradoodu ay kor u dhaafeyso 157(Cabsida laga qabo in dowladda FKMG ah ay laba garab kala noqoto oo sii kordheysa)

Wareegto madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu ku amrayo in 14 cisho gudahood baarlamaanku kaga laabto go’aankii lagu diiday ciidamada dowladaha safka hore oo gacanta loo geliyey guddoomiyaha baarlamaanka

Maxamed Dheere” Muqdisho waa meel halis ah horey waxaa loogu cuney 3 Dowladood, sidaas Darteed Dowladda KMG ah lama keeni karo”


March 19, 2005

Gudoomiyaha Baalamaanka Shariif Xasan iyo wasiirka Aminiga Qaranka Maxamed Qanyare oo dadaal ugu jira sidii loo siideyn lahaa xubnaha ku xiran Nairobi

Ciidamada dembi baarista dalka Kenya oo qolkii uu deganaa ka kaxeeyey Muuse Suudi, kadib markii la sheegay in dacwad ay ku soo oogeen qaar ka tirsan xubnihii gacan ka hadalka uu dhexmaray

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u jeediyey Guddoomiye ku-xigeenada 1-aad & 2-aad ee baarlamaanka Codsi xasaasi ah(Maxey labada guddoomiye ku-xigeen uga Jawaabeen soo jeedinta madaxweynaha)

In ka badan 157 xildhibaan oo isu diyaarinaya Qorshe ay Muqdisho ugu soo guurayaan(3 Guddi oo loo magacaabay isku-duba-ridida safarka)

Banaanbax ka dhan ah Shariif Xasan laguna taageerayo Prof.Geedi oo Boosaaso lagu qabtey

Yuusuf Indha Cadde oo heshiis la galay maraakiib shisheeye

Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucan


March 18, 2005

Gudoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in aan lagu xadgudbi Karin go’aankii ay shalay gaareen xildhibaanada Baarlamanka

Ra’isulwasaare Geedi oo sheegay in aanu aqoonsan doonin go’aankii ay gaareen xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya

Xubnaha labada gole ee DFKMG oo si kala duwan uga hadlay go’aanka Baarlamanka uu gaaray Shalay


March 17, 2005

Mareykanka , Talyaaniga iyo Jamacada Carabta oo soo dhaweyey go´´aankii Barlamaanka ku gaaray in aan Soomaliya la keenin karin wadamada Itoobiya,Kenya iyo Jabuuti

Faahfaahin Kulankii Baarlamanka Maanta ee ku dhamaadey Gacan ka hadalka

Wasiirada arimaha dibadda IGAD oo shir uga furmey magaalada Nairobi

Imise Xildhibaan ayaa codkooda dhiibatay, tirada wax ogolaatay iyo kuwa wax diiday iyo warbixin kale

Dhiig iyo Dhaawac fara badan ayaa ka dhax dhacay goobtii Baarlamaanka ku shirayay


March 12, 2005

Madaxweynaha Puntland oo guddi u saaray nabadaynta collaadda Mudug iyo Galgaduud

kulankii ay lahaayeen xidhi. iyo wasiirada DFKMG ee ka soo jeeda Muqdisho oo soo gabo gaboobay

Itoobiya oo soo buuxisay xadka ay la leedahay gobolka Hiiraan ee Soomaaliya

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Beri kulan xasaasi yeelanaya


March 11, 2005

Hogaamiyeyaasha beelaha Hawiye oo maanta ansixinaya heshiis lagu nabadeynayao magaalada Muqdisho

Ra’isulwasaare geedi oo dadaal ka bilaabay Nairobi si kalsoonida labada gole uu u helo

Hogaamiyeyaasha kooxaha oo lagu eedeeyay in maamul la’aanta ka jirta magaalada Muqdisho ay iyagu badeen


March 10, 2005

Gen.Cadde Muuse oo maanta u tagey magaalada Galkacyo dhexdhexaadin beelleed

Golaha Wasiirrada Dawlad Goboleedka Puntland oo maanta ka doodey qodobbo muhiim ah

Qilaaf ka taagan in maamul loo sameeyo gobolka Banaadir


March 9, 2005

Khilaaf soo dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda iyo D/Hoose ee La as Caanood oo meel sare gaarey

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula kulmay wafdi ka socda hay'daha WFP, Care & OCHA

Maxamed Dheere oo sheegay in go’aankii Mareykanka uu ka qaatay arimaha Soomaaliya gaar ahaan ciidamada safka hore in aanu aheyn mid dan ay ugu jirto shacbiga Soomaaliyeed

In ka badan 140 xildhibaan oo loo diyaariyay in ay ka soo horjeestaan ciidamo ka socda wadamada safka hore

Ra’isuwlasaare Cali Maxamed Geedi iyo wafdigiisa oo saakay u ambabaxaya dalka Itoobiya


March 8, 2005

Wasiirada G/dhiga IGAD oo go'aan ka gaaraya ciidamada la keenayo Soomaaliya

Cismaan Caato oo ku tilmaamay dhex dhexaadinta DFKMG ay ka sameysay gobolada Dhexe mid qaldan

Uganda oo sheegtay inaan la hor istaagi karin hawlaha Midowga Afrika ee Soomaaliya

Ra'iasalwasaaraha DFKMG ah oo maanta Jabuuti wadahalado kula yeelanaya Madaxda Dalkaas


March 7, 2005

Xildhibaano ka soo jeeda beesha Mudulood oo u kala dabqaadaya Madaxweynaha & Guddoomiyaha baarlamaanka(C/llaahi Yuusuf oo ay shalay wada qadeeyeen & Shariif-ka oo ay maanta kulmayaan)

Ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi oo isu diyaarinaya booqasho uu ku tegayo dalal ay Itoobiya ku jirto xilli maalmaha soo socda uu baarlamaanku ka doodayo ciidamadda shisheeye

Gudi nabadeed oo u ambabaxaya goobaha ay colaaduhu ka taagan yihiin ee gobolada dhexe.

Keenista ciidamo shisheeye ee Soomaaliya ayaa Noqday Muranka ugu badan ee Ergooyinka ku sugan Nairobi wali xubnaha Baarlamaanku uma codayn

Wasiirka Maaliyada Puntland Ayaa Maanta Shir Jaraa’id Oo Uu Kaga Hadlayo Arrimaha Canshuuraha Ka Jeediyey Xarunta Maaliyada Ee Magaalada Boosaso


March 6, 2005

Maamul loo samaynayo magaalada Baydhaba


Golaha Baarlamanka Puntland oo ansixiyey qodob la xiriira duqeyda degmooyinka

Waxgarad ka soo jeeda beelaha ku dagaalamay gobolada Mudug iyo G/gaduud oo ku baaqay nabad

Banaanbax lagu taageerayo Mowqifka Mareykanka uu ka taagan yahay arimaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay


March 5, 2005

Kulan nabadeed ka socdey deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose oo soo xirmay

40 haween ah lagu qabqabtay Laas Caanood

Bare Hiiraalle Oo Diiwaan Gelinaya Ciidamo Uu ku Sheegay Ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliyeed

Puntland oo isku dayeysa in ay sare u qaado caafimaadka iyo waxbarashada

Gud. BFKMG Shariif Xasan oo soo dhaweeyay fikirka lagu diidan yahay ciidamo ka socda wadamada safka hore in la keeno Soomaaliya


March 4, 2005

Madaxweynah Soomaliya oo u suuta galiweyday in uu gaaro Muqdisho kuna soo socda Nairobi ( Sababta ka hor istaagtay Muqdisho)

War deg deg ah: Wafdigii C/laahi Yuusuf iyo Geedi oo 3 daqiiqo ka hor ka dhoofey Baydhabo

Dadka dibadaha ka soo noqdo oo lagu tarbiyeynayo xabsiyada maxkamadaha islaamiga ee Muqdisho

Qaar ka mid ah maleeshiyooyinka Muqdisho oo sheegay in ay hubka iska dhigayaan hadii DFKMG ay joojiso dalabka ay ku dooneyso ciidmo shisheeye

Muxuu Ahaa Cabdulahi Sh. Xasan, Maxayse ahayd sababtii loogu xiray Puntland ?


March 3, 2005

Barre Hiiraale iyo Jaamac Aadan Dheere oo wada hadalo la isaga horkeenay

golaha Guurtida Hawiye oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen beelaha ku dagaalamay qeybo ka mid ah G/gaduud iyo Mudug

C/laahi Yuusuf oo sheegay in dekeda iyo Airboorka Muqdisho ay heystaan dad aan isticmaalkeeda aqoon

Baarlamanka Puntland oo maanta ansixiyey gobollada Karkaar iyo Hayland

War deg deg ah: Xuseen Caydiid & Maxamed Dheere oo saacad ka hor ka degay Baydhabo


March 2, 2005

Madaxweynaha & ra’isul wasaaraha oo lagu wargeliyey in ay socdaalkooda soo gaabiyaan(Dadweynaha Baydhabo oo maalintii labaad sugaya wefdiga)

Cusmaan Caato “Haddii Muqdisho laga wareejiyo caasimada ama lagu adkeysto in la keeno ciidamadda dowladaha safka hore, waxaan hubaal ah in uu baabi’i doono heshiiskii lagu dhisay dowladda

Kulan muhiim ah oo maanta uu yeelan lahaa Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo baaqdey

Ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland ee ku sugnaa Godey ee ku soo fool leh magaalada Baydhabo

DFKMG oo gudi nabadeed u saartay xiisadaha ka dhacay gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya


February 28, 2005

War deg deg ah Wafdigii uu hogaaminayey madaxweyne DFKGM oo lagu sugayey gobolka Bay oo u weeca raba xaga Nairobi

Max’ed Qanyare “Madaxweynaha & ra’isul wasaaraha xuquuq sharciyeed uma lahan in ay ciidamo u dalbaan Soomaaliya

Mid ka Mid ahaa Musharixiintii Jagada Madaxweynimada Soomaaliya oo 3 sano lagu xukumay

Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo

Kenya oo walaac ka muujinaysa Soomaalida sida sharci darada ah ku galaya dalkeeda

USC SSA garabka Cumar Filish oo sheegay in ay soo dhaweeyeen sii deynta siyaasiga C/laahi Sheelkh Xasan


February 28, 2005

Xubnaha Labada Gole ee Beesha Hawiye ayaa ugu baaqa cida xiratay Cabdulaahi Sh Xasan in ay sii daayaan ayna cadeeyaan sababta loo xiray marna ogolaanmayno go aamada ay soo saari doonaan gudiga xaqiiqo raadinta

Iska horimaad hubeysan oo Isgoyska SOS saaka ku dhexmaray maleeshiyooyin kala taageersan wasiirka hub ka dhigista & dhaqancelinta & midowga maxkamadaha Islaamig ah

Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucaan

Madaxweynayaasha Federaalka iyo Puntland oo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Boosaaso

Baarlamanka FKMG oo maanta kulan yeeshay

Dowladda shiinaha oo 100 kun oo dollar ugu deeqday DFKMG ee Soomaaliya


February 26, 2005

Ganacsato Soomaaliyeed oo Imaaraadka Carabta isugu tagaya

Hogaamiyayaasha beelaha Hawiye ee ka mid ah DFKMG oo heshiis ku gaaray in ay ka saaraan hubkooda magaalaada Muqdisho

Wasiir ka tirsan DFKMG ee Soomaliya oo sheegay in aan cadaawad loo muujin Ethiopia

Wafdiga Dawladda Federaalka Soomaaliyeed oo u soo amba baxay magaalada Boosaaso

Dhaxdhaxaadin Laga Dhex wado Jaamac Aadan Dheere Iyo Isbahaysiga Dooxada Jubba OO Ay wadaan Odayaal Kasocda Gobolada Gedo Iyo galgaduud


February 26, 2005

Baydhaba oo isu diyaarisay soo dhoweynta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya

Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya ee Garoonka Mire Awaare ee Garoowe

Hoggaamiyeyaasha Hawiye oo Saacad kadib C/llaahi Yuusuf u jawaabi doonan

Dowladda KMG oo 10 Safaaradood ka furaysa Qaaradaha Ameerika,Aasiya iyo Afrika

Safarka madaxweyne C/laahi Yuusuf ee puntland oo lagu tilmaamay mid sii kala fogeyneysa Soomaalida

Dowladda Naijeria oo sheegtay in ay ciidamo u soo direyso Soomaaliya


February 25, 2005

Faahfaahin soo dhaweyntii wafdigii Madaxweynaha DFKMG ah uu ku yimid caawa Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goor dhow ka degaya Garoowe

Cabdullaahi Yuusuf iyo Prof. Geeddi oo si diirran loogu soo dhoweeyey Beledweyne

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo sheegay in uu yahay ninka ugu hubka badan Soomaaliya

Khudbad xalay ay ka jeediyeen madaxweynaha & ra’isul wasaaraha xaflad loogu qabtay JowharC/llaahi Yuusuf “Muqdisho wow soconaaye ciddii naga celin lahey ayaa la rabaa

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf “Caasimadda KMG ah Waa Jowhar Laakiin Waxaa ku haysta Gobolo kale


February 24, 2005

C/llaahi Yuusuf & Wafdigiisii oo saacad ka hor ka degay Magaalada Jowhar

Dr. C/qaasim Salaad”Shaki kuma jiro in Dagaal Dhacayo Haddii dalka Yimaadan Ciidamo Itoobiyaan ah, Dowladna ma jirayso”

Ciidamo isku gadaamey bangiga Las Anod


February 23, 2005

Gobolada Puntland oo laga la’yahay roogii guduudnaa ee madaxweynaha loo gogli laha marka uu Garoonka ka soo dego

Guddoomiyaha baarlamaanka oo diiday codsi uga yimid madaxweyne C/llaahi Yuusuf

Midowga Yurub oo lacago u qorsheeyay Soomaaliya

Qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa Jabuuti oo maanta dib loogu soo celinayo Soomaaliya

Maamulka gobolka Sh/hoose oo ugu baaqay degaanada ku dhow gobolkaasi in ay ka hortagaan ciidamada Itoobiya hadii ay degaanadooda yimaadaan.

Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigii ku sugnaa degmada Xudur ee gobolka Bakool oo saakay si kadis ah ugu soo amababaxay magaalada Baydhabo


February 22, 2005

Madaxweyne C/laahi Yuusf oo dhawaan ku soo fool leh gobolada Puntland

Biyo la’aan soo food saartay magaalada Buuhoodle

Feysal Cali Waraabe oo uga digay dowaladda Itoobiya in ay faragalin ku sameyso Soomaaliya

Beelaha USCda oo looga adkaday siyaasada gudaha iyo dibada

Wefti Ka Socda Dowlada Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Yimid Magaalada Garoowe

Xildhibaanada Beelaha Daarood iyo Digil iyo Mirifle oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku taageeran Qorshihiisa Ciidamada IGAD


February 21, 2005

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo kulamo la leh xubnaha beelaha Daarood-ka uga jira goleyaasha baarlamaanka & xukuumadda(C/llaahi Yuusuf oo soo jeediyey in wadahadalo lala furo Barre Hiiraale si Kismaayo dowladda u degto)

Mooshino is-barbar socda oo la hor geyno baarlamaanka(Xildhibaan Jinni-boqor oo taageera u raadinaya qorshe meel dhexe leysugu imaanayo oo uu soo jeediyey)

Diyaar Garow Magaalooyinka Qaarkood Loogu Jiro Imaatinka Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucan

War deg deg ah: Wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa oo 10 daqiiqo ka hor ka degay Galkacyo

Wafdigii Federaalka Soomaaliya oo kulamo la leh dadweynaha magaalada Beledweyne


February 20, 2005

DFKMG ah qoraal codsi ah gaarsiisey Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta

Sheekh Aadan Madoobe iyo Wafdi kale oo la socda oo gaaray gobolka Bakool

Yusuf Bari Bari afhayeenka C/laahi Yuusf oo ku booriyay ciidamada IGAD in ay iska difaacaan kuwa Soomaalida hadii ay soo weeraraan

Gudiga xaqiiqo raadinta ah oo saakay bilaabaya kormeero ay ku tagayaan goobaha muhiimka ah ee ku yaala magaalda

Gargaar la gaarsiiyay tuulooyin ku yaala degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo


February 19, 2005

Gen.Morgan oo ku tilmaamay ciidamo la keeno Soomaaliya mid mushaakil hor leh ku sii abuureyso gudaha dalka soomaaliya

Maxamed Dheere oo ku tilmaamay kuwa diidan ciidamada shisheeye in ay yihiin dambiilayaal

Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya “Labo wadan oo Afrikaan ah oo 100 sano dagaashanaa ayaa haddana door-biday in ay wada shaqeystaan oo ay isku furmaan wax walbana wada wadaagaan, inagu mar walba ma waxaan eegeynaa dhibaato dhacday 100 sano ka hor

Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay 3 maalmood oo tacsida Islaan Maxamed ah


February 16, 2005

Gen. Moorgan oo ka deeyriyay ciidamo shisheeye oo la keeno Soomaliya

Dagaal ka dhacay degaano ka tirsan degmada Hobyo

Max'ed dheere oo ku tilmaamay dadka ka banaanbaxaya ciidamo Itoobiyaan ah in ay yihiin la heystayaal

Dadweynaha gobolka Hiiraan oo cadeeyey in ay taageersan yihiin ciidamo nabad ilaalin ah iyo gudigii xaqiiqa radainyta ahaa oo Baydhabo gaadhay

Nabadgalyo darri ku soo korortey qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo laga wada hadlay


February 17, 2005

Maxamed Ibraahim xaabsade oo sheegay in wafdiga DFKMG ee soo gaaray magaalada Baydhabo ayan waxba ka duwaneyn kuwa tagaaya gobolada kale ee Soomaaliya

Gudoomiyaha Baarlamanka dalka Talayaniga oo sheegay in wax la barayo xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya

Shirkadaha dalka Kenya oo ka qeyb qaadanaya dib u dhiska dalka Soomaaliya

Shirkadaha Kenya oo lug weyn ku yeelan doono ganacsiga & dib u dhiska Soomaaliya


February 16, 2005

Shacabaka Somaliland qaarkood oo sheegay in dowladda ay ku cadaadineyso in aysan is dhex gal la sameyn shacabka ku dhaqan K/soomaaliya

Wafuud ka tirsan labada gole oo saakay ku soo fool leh gobolada qaar ee Soomaaliya

Gudiga xaqiiqo raadinta oo saakay booqanaya goobo kala duwan ee magaalada Muqdisho

Gacmadheere:"Ma Jiraan Ciidamo Qabsanaya Soomaaliya Ama Xoog Adeegsan Doona"

Sarkaal sare oo ka tirsan Isbahaysiga Dooxada Jubba oo isku day dil ka badbaadey


February 15, 2005

Ugandha oo looga digay in ay ciidamo u soo dirto Soomaaliya

Xildhibaanada qaar oo soo dhaweeyay dhex dhexaadinta Itoobiya ee beelaha ku dagaalamaya Mudug iyo G/gaduud

Madaxweynaha Puntland oo maalmaha soo socda magaalada Boosaaso kulan kula yeelanaya saraakiil ka socota dowladda Yeman

Hogaamiye Diimeed cusub oo ku baaqay in jihaad lagala hortago ciidamado shisheeye oo dalka yimaada. (Macalin Xaashi " waxaan isku hubeynaynaa in aan ciidamada shisheeye iska difaacno oo diinteena...."

Guddoomiyaha degmada Cadaado oo shaaca ka qaaday in ay la midoobayaan Puntland

Midowga Yurub oo wada qorsho lagu doonayo in lagu baajiyo ciidamada dalalaka safka hore ee ku soo jeeda Soomaaliya

Beelaha USC Hubkeyga dhigimaa , in leyga dhigana ma rabo , dowladi timaadana waa ii marti


February 14, 2005

Maamulka Puntland oo sheegay in hadii loo baahdo ay ciidamo ku biirinayaan ciidamada dalalka safka hore ee ku soo wajahan Soomaaliya

Wafdigii xaqiiqa raadinta oo goordhow ka soo dagay garoonka diyaardaha ee dayniile

Jaamacadda Carabta iyo midowga Afrika oo berri ka arinsanaya arimaha Soomaaliya

Banaanbax kii ugu weynaa oo looga soo horjeedo Ciidamo shisheeye oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Wefdi Aad u Balaaran Oo Saaka Laga Sugayo Muqdisho

Shariif Xasan oo xildhibaanada Baarlamanka maanta uga waramey safarkiisii Muqdisho

Ra'isulwasaare Geedi:Dadka degan Muqdisho 80% way rabaan Ciidan shisheeye,Ciidankuna hubka kama dhigayo kooxaha hubeeysan ee ...Wareeysi uu siiyay Reuters

Caamira Muuse oo kala hadlaya arimaha Soomaaliya Cali cabdalle Saalax


February 13, 2005

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo todobaad gudihiis Muqdisho ku imaanaya

Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ciidamada Itoobiya oo berri ka dhacaya Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo fool leh gudaha Soomaaliya & ciidamadda milateriga oo sheegay in ay ka hortegayaan

Wasaaradda Gaashandhigga Itoobiya oo diyaarisay 3000 ciidamo oo la keenayo soomaaliya

Guddoomiyaha baarlamaanka oo berri isugu yeeray xildhibaanada in ay ka soo qeybgalaan kulan aan caadi aheyn

Wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka oo dhowaan u kicitimaya magaalada Roma ee dalka Talyaaniga


February 12, 2005

Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadinaysa beelihii ku dagaalamay gobolada Mudug iyo G/gaduud dalbatayna in ciidamadeeda ku soo jeeda somalia. aan laga hor imaan

Maamulka gobolka Banadir oo ka dalbaday xildhi. in aaney u codeyn ciidamo shisheeye oo la keeno Soomaliya

Ganacsato Carbeed oo maalgashi doon ah oo ku sugan Magaaalda Boosaaso

Ugadha oo u soo direysa Soomaaliya in ka badan 2000 oo askari

Dowlada Yaman hub ay ugu deeqday Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo saqdii dhexe caawa laga dajinaye xeebaha ku teedsan Boosaaso

Baarlamanka Federaalka oo ka doodaya arrinta ciidamada shisheeye ee la keenayo dalka


February 11, 2005

Dadweyne gaaraya kumanaan oo ka soo horjeeda in dalka la keeno ciidamo shisheeye oo isugu soo baxay Tarabuunka(Firimbi “C/llaahi Yuusuf hadda ka hor waxaan ku soo dhoweynay guriga nabadeynta isagoo aan hub & ciidan wadan) Daawo sawirada mudaharaadka

Wafdigii Shariif Xasan oo Daqiiqado ka hor ka dagey Magaalada Nairobi

DOWLADAHA IGAD OO DIYAARIYAY CIIDAMO GAARAYA 15200 ASKARI OO KA HOWLGELAYA SOOMAALIYA

Maxaakiimta Islaamaiga Ee Muqdisho Iyo Dalada Culumaa'udiinka Soomaaliyeed Oo Ciidamada Qalabka Sida Ugu Baaqay Difaaca Dalka Hooyo

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in kuwii dilay suxufiyaddii BBCda ay doonayeen in ciidamo shisheeye loo soo diro Soomaaliya

Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Barlamanka oo laguwado in ay bari u duulaan magalada Nairobi ee dalka Kenya (Maxamed Qanyare oo ka hari doona wafdiga)


February 10, 2005

Daahir Riyaale oo aan ilaa & haatan la kulmin Madaxda sar sare ee Wadanka Koonfur Afrika

Danjiraha Itoobiya " ciidamada la geynayo Somalia waxay ku xiran tahay go'aanka.....

ICG oo ku tilmaamatay ciidamo la keeno Soomaaliya Mid qal qal galineysa geedi socodka nabadda Soomaaliya

Militariga Ugandha oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka howlgalaan Soomaaliya

Jaamacadda carabta oo wado qorshe ay uga qeyb qaadaneyso ciidamo ay u soo dirayaan Soomaaliya

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo codsatay $ 80 milyan si ay dalka uga hawl gasho

Deegaano ku yaalaha Xeebaha Badda Hindiya ee Bariga Puntland oo Masiibooyinkii Tsunami ku dhacday oo laga soo sheegayo xaalad adag

Saxaafada Puntland oo aad u buun bununeysa in wafdiga dowlada la weeraray shalay tasoo ku tuseyso in ay ku rayi yihiin madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf

Waxaa noo suurta gashy in aan warysi kooban la yeelano agaasimah Idacaad STN ee magaalada Bossaaso C/risaaq Sheekhaduun


February 9, 2005

Cismaan Caato oo ugu baaqay in Soomaalida ay la dagaalaman ciidamada Itoobiya ee la keenayo gudaha Soomaaliya

Wasiirada gaashaandhiga IGAD oo todobaadkan ka tashanaya ciidamada la doonayo in loo soo diro Soomaaliya

Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ansixiyey miisaaniyadda sannadka 2005

Qaybo ka mid ah ciidankii xoogga dalka oo maanta gaadda ka cayaar ka sameeyey Gaalkacyo

Ciidamadii Qaranka Soomaaliya Ayaa Looga Yeeray Gobolka Bari Si Loo Diiwaan Geliyo

Ciidanka Naafada Xogga dalka Soomaaliya oo sheegay in ay falal isbiidaamin ah kaga hortagayaan ciidamada Itoobiya hadii ay soo galaan dalka Somalia

Deeqbixiyaash shirka dib u heshiisiinta Soomalida oo ku tilmaamay in lagu dag dagay in Soomaliya la geeya ciidama ka socda safka hore

Wareysi faah faahsan oo lala yeeshay Sam Sam Ahmed

soo dirayo Soomaaliya




Free Vote Caster from Bravenet.com
Free Vote Caster from Bravenet.com

Post Somali articles here

AllPuntland

Dayniile

Hiiraan Online

Horn Afrik

Midnimo

R. Laas Caanood

Shabele

SBC Online

This site is among the oldest Somali websites on the internet. First built in 1996.



Contact: Affi Affi
 

eXTReMe Tracker